Friday, June 23, 2017

Ramadaan waa socotee ma sooma hoogay"

sida aan ka wada dheregsan nahay ramadaan caawa waa 29 wana sida la hubo
waxa umada muslimka soo dhamaysteen khayrkii iyo ducadii bishan lkn waxa hoogay cidii aan ka faaiidaysan khayrkaa oo ka khasaaray camalkoodii

No comments:

Post a Comment

saloolnews